Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began...
Muwaadiin Soomaaliyeed oo tiradooda gaareysay Afar ayaa la sheegay inay ku dhinteen dab ka kacay dukaan ay dhex hurdayeen oo...
Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada...
Wefdigaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha gudiga qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Saahir Nuur, Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed...
Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo maanta ku beegan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa ka hadlay xuska maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ee 21 November....
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr; Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay isu soo bax Roob doon ah...
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga labaad ee lagu soo daad...
Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho