Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadooyinka ku arkee Ciidamada Amniga qeybaheeda kala duwan oo u taagan sugitaanka...
Koox hubeysan oo watay Mooto bajaaj ah ayaa wax yar ka hor ku dilay nin dhalinyara ah agagaarka suuqa Khaliifa...
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran Wadanka Sudaan ayaa ka codsaday madaxda Dawladda Soomaaliya inay gacan ka gaystaan sidii...
Xildhibaan Musraf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Ardeyda dhigata Iskuulka Al-Basiir ee Indhooleyaasha oo Qalniin...
Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble oo ah madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeele ayaa maanta magaalada Jowhar waxaa uu ku shaaciyay liiska xubnaha wasiirada...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble ayaa galabta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas waxaa uu kaga dhawaaqay liiska golaha wasiirada...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiriska Amb....
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi farmaajo ayaa adkeyey oo mar kale ku celiyey balanqaad uu horay u sameeyey oo ka...
Safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistaan ayaa kulan casho ah u sameeysay Safiirada dalalka Afrika u fadhiya wadankaasi Pakistaan ,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho