Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa munaasabadda maalinta saxaafadda Soomaaliyeed awgadeed hambalyo u...
Musharaxiinta u tagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha Golaha shacabku uu ku qaabilay xafiiskiisa ayaa kala ahaa...
Dab ayaa goor dhow ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay socdaan howlo arrintaasi lagu daminayo. Dabka ayaa...
Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga...
21-ka Janaayo 1973-kii waa maalintii ugu horreysay ee uu soo baxo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga, 6-dii aroornimo ee maalintaasi...
Guddoomiye ku-xigeenka Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Qaranka Soomaaliyeed Cadceed Cusmaan Shuuriye oo sacdaal ku maraya deeganada maamulka Galmudug ayaa in...
Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay ku guuleysteen in hay’adaha dowliga ay akoono ka furtaan bankiga dhexe,...
Maamulka Afgooye ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay ku jabiyeen Al-shabaab Weerar ay Xalay ku soo Qaadeen Degmada, ugana...
- Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob...
Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu taageerayay gudoomiyaha baarlamanka Mudane...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho