Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka Uganda uga qeybgalay shirka 8aad...
Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha booliiska Soomaaliya ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee AUN Maxamed Rooble Jimcaale...
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee ku taala magaalada Hague ee dalka Holland ayaa maanta si rasmi ah uga...
Wasiirka Amniga gudaha dawladda Federalka ee Soomaaliya, C/risaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in uusan ahayn musharax u taagan qabashada xilka...
Dacwada badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu wadaa in ay maanta ka furanto magaalada Hague ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ciidanka xoogga dalka uga tacsiyadeeyay geerida...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyey weearkii bahalnimo ee maanta lagu dilay...
Gudoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa kormeeray xerooyin ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah isagoo u kuurgalay xaaladooda nololeed....
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho