Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug...
Dowladda Britain ayaa Safiir cusub usoo Magacowday Dalka Soomaaliya, kaasoo beddeli doona Danjirahii hore u joogay Magaalada Muqdisho. David William...
Mogadishu, 19 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Howlgalkan oo ahaa mid lagu xaqiijiyay amniga caasimadda, maadama lagu qaban doono doorashada guddonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa waxa ay...
Magaalada Baku ee Dalka Azerbejan ayaa leh goobo taariikhi ah, kuwaasi oo ay u soo daawasho tagaan Dalxiisayaal ka kala...
Guddiga dhex-dhexaadinta colaadda Puntland iyo Galmudug oo uu horkacayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali, ayaa waxay Maanta ku guuleysteen inay...
Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha waddada xiriirisa magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkaacyo ee gobolka Mudug, iyadoo guddiga ku hawlan dhismuhu uu...
Degmada Kaxda ayaa waxaa si xawli ah uga socda isbadal dhanka isdhaxgalka Bulshada iyo Hurumaro adeegyada Bulshada ah si dhismayaal...
Xaflad Casha sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay S/gaas Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay...
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, ayaa goor dhow ku guuleystay Kursigii 9aad ee Xildhibaannimada Aqalka hoose Hir-Shabeelle,markii uu loollan adag dhex...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho