Dr. Cabdulcasiis Bin Cusman oo ah Agaasimaha Guud ee Ururka Islaamka u qaabilsan Tacliinta, Culuunta iyo dhaqanka ayaa booqasho shaqo...
Waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya. Wasiirka...
Iyadoo xaladda bani’aadanimo ee ka taagan goobaha dagaaladu ka socodaan ee dalka Suuriya ayna sii darayso maalinba maalinta xigta, ayaa...
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay Maanta Muqdisho shir ugu qabato wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlad Goboleedyada Dalka....
Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntlad ayaa kusii siqaya Magaalada Qandala ee gobolka Bari oo ay gacanta ku heyaan Maleeshiyaad ka amar...
Sida ay Qortay Waregyska Wararka daily nation, Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday Dowladda Kenya 6 Diyaaradood oo Helicopter ah oo...
Munaasabadaan lagu weynaynayay Maalinta naafada Aduunka oo ku began 3da December waxa lagu dhiira galinayay Dadka baahiyaha Gaarka qaba ee...
Xafiis qaabilsan xiriirka Shacabka iyo xildhibaanada siyaasadda ku matalaya ayaa maanta laga furay magaalada Cadaado. Munaasabadda furitaanka xafiiskaasi ayaa waxaa...
Taliyaha ciiidanka Boolis-ka ee dowlad goboleedka Puntland Eng C/qaadir Shire Faarax Erag ayaa kormeero uu kuug-galayo Tayada iyo Tiradda Ciidamada...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho