Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo tikidho gaarsiiyay maxaabiis Soomaaliyeed oo dhameystay xabsiyo...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Haweeney u dhalatay Kenya oo Habeen hore ay hawlgal ku soo furteen Ciidanka Nabadsugidda Qaranku ee NISA ayaa maanta Maamul-...
Sideed ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Al-shabaab ayaa la dilay tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay kaddib dagaal ka dhacay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilaabatay diiwaangalinta iyo sharciyaynta ergooyinka ansixinaya xildhibaanada...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Kulankan lagu taageerayay sidii loo xaqiijin lahaa Qoondada haweenka ee ka qeybgalka siyaasada Soomaaliya ayna ka qeybgaleen Mas'uuliyiin ka tirsan...
Maamulayaaha Dekedaha labada dal Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis dhigaya inay iska kaashadaan horumarinta Ganacsiga Badda ee Dekedahooda....
Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay danjiraha QM u qaabilsan arrimaha...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho