Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee...
Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellaha Dhaxe ayagoo ku doortay gudoon ku...
Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa Ku qaabilay Magalada Jowhar Wafdi ay Hogaaminayso Godoomiyaha Ururka Haweenka...
Waxgaradka iyo culumaa'udiinka Magaalada Gaalkacyo ayaa la filayaa in ay maanta kala qaadaan ciidamada isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan dhismaha Xildhibaanada Maamulka cusub Hirshabeele ee...
Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu xiri doono Hillary Clinton hadii uu kaga guulaysato ololaha Tartanka jagada Madaxweynaha Maraykanka...
Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankooda ugu horeeya ku yeelanaya magaalada Jowhar, iyadoo kulankaasina uu shir guddoomin...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciddii tabasho ka qabta dhismaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ay la xaajoon doonaan, si loo helo...
Muqdisho, 9 October 2016 (VIlla Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka...
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho