Baarlamaanka dowlad goboleedka Koofurgalbeed ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa guddoomiye ku...
Muqdisho, 3 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka...
Muqdisho, January 3, 2016----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada,...
Xafladan oo ka dhacday mid ka mid ah goobaha ugu waaweyn magaalada Columbus ayaa waxaa ka soo qeybgalay Boqolaal Muslimiin...
Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Ugaas Cabdiraxmaan ayaa...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugidda, kaasi oo horey u dilay...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay ku guuleesteen ka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 02-Jan-16 soo xiray shirkii isla-xisaabtanka Hay’adaha maamulka Puntland, shirkaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku...
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha u Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya ku soo laab laabta, waxaana uu socon donaa muddo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf...
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho