Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo maalinkii labaad ku sugan dalka Suudaan...
Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlo burburin dhismayaal sharcidarro ah maanta ka fulisay magaalada Muqdisho. Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar oo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay saldhig cusub oo...
Gudoomiyaha degmada Boondheere mudane Qaasin C/laahi Xasan oo uu wehliyo ku simaha maamulka xarunta agoonta gabdhaha Boondheere, Sakariye Nuur Abuukar...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo Jaamacadda SIU ay u sameysay...
Kulankan oo looga hadlaayay Sugida Amniga Degmooyinka Waabari Hodan Howl Wadaag iyo xamar Jajab ee Waliyoocadde waxaa kulankaani kasoo qeyb...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ay u hakisay qaadki ka imaanjiray dalka Kenya iyadoo arrintaasi sabab uga dhigtay...
Shir looga hadlayo sidii loo qabyo tiri lahaa qorshaha horumarinta Qaranka ayna soo qabanqaabisay Wasiirka Qorsheynta ayaa maanta ka furmaya...
Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan...
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe Waxaa maanta gaaray wafdi ka socdo Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho