Munaasabadan lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ayaa lagu qabtay...
Degmada Shangaani ee Gobalka Banadir ayaa waxaa Caawa ku dumay Dhisme laba Dabaq ah oo ay daganaayeen Dad shacab ah...
Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Horjoogahaan oo...
Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda,...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in...
Shirkadaha Dalalka Jabaan iyo Afrika ayaa magaalada Nayrobi ku kala saxiixday 73 heshiis Ganacsi, ujeedka heshiiskaasina waxa u yahay in...
Wasiirka socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga dowladda Canada Honourable John McCallum oo ay wehliyaan Wasiirka Seyniska Honourable Dr Kristy Duncan,...
Ugu yeraan 45 ruux ayaa geeriyootay kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay xero ciidan oo ku taala...
Hogaamiyeyaasha qaaradda Africa iyo Japan ayaa waxaa ay isla garteen ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah loola dagaalamo kooxaha...
Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho