Golaha sare Shuurada Ciidamada dalka Turkiga ayaa gaaray qaraar ay shaqada Ciidamada uga fariisinayaan 586 Sarkaal darajadoodu tahay Colonel, ka...
Dhul gariir quawoodiisu gaarayso 6.2 oo ah cabirka qiyaasta Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay bartamaha...
Danjire Daahir Maxmuud Geelle, ayaa nuqulka warqadihiisa aqoonsiga Danjiranimo gudoonsiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Bahreyn Sheekh Khaalid Bin Axmed...
Magaalada Baydhabo waxa odiyaasha dhaqanka uga furmay kulan waciigalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiyada Doorashooyinka dadban ee heer Qaran...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Jubbaland ee ka qayb...
Kulankan aan caadi ahayn ee maanta golaha Wasiirada dawlad goboleedka Galmudug ay Cadaado ku yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen...
Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi...
Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden....
Ra’iisul wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa sheegay in uu difaacayo xuquuqda shakhsiga iyo xoriyadiisa mar wax laga weydiiyay in...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho