Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar, ayaa kulan casho ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Aamina Maxamed iyo...
Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Republic-kanka Donald Trump ayaa xalay soo xaadiray shirweynaha xisbiga ee ka dhacayay garoonka Quicken Loans ee...
Nairobi, 22, July, 2016….Waxaa maanta lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi shir ay wasaarada maaliyaddu soo qaban qaabisay oo ay ka...
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa si wada jir ah Xarigga uga jaray Xarun...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mgaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose Halkaas oo hada...
Muqdisho, 21 July 2016---Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisul...
Wasiirka Difaaca Dawlada Faderaalka Soomaaliya mudane Cabdi qaadir Shiikh Cali Diini iyo Taliyaha Qaybta 21.aad Generaal Cabdi Yuusuf Faadaco iyo Saraakiil...
Howlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ka dhacay xalay deegaan lagu magacaabo...
Ra’iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho