Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda,...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Amb.Jamal Maxamed Xasan ayaa Kumanan Shacab ah Salaada Ciida kula dukaday Xaafada Islii ee Magalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka...
Gudoomiyaha degmada Boondheere mudane Qaasin C/llaahi, gudoomiyihii hore ee degmadaasi C/llaahi Xirsi Wardheere "Istakiin" ahna mudane ka tisan Baarlamanka maamul...
Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Wasirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda ayaa boqollaal dadweyne ah salaadda ciidda kula dukaday...
Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in qorshe xumo ay haysato Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dowadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Qalabka Warbaahinta Qaranka u marsiiyay Hambalyada Ciidda Dadweynaha Soomaaliyeed isagoo u rajeeyay...
Mashruucani oo ku saabsan, sidii horumarin loogu sameyn lahaa adeegyada bulshada degmada Walaweyn ee gobolka Shabeelah hoose, ayaa waxaa si...
Munaasabad afur ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka dhallinyarada jaaliyadda madasha Forum of Unity and democracy ayaa lugu qabtay gobolka...
Guddoomiyaha gobolka Shabeela dhexe ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xirneyd saldhiga Booliska magaalada Jowhar munaasabada ciidul Fitriga awgeed ee...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho