Muqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer...
Shirka Golaha wasiiradda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka qeyb galay oo lagu casuumay Xubno ka mida Cuumaa`udii Soomaaliyeed...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta tababar u furay boolis cusub oo ay yeelan doonto...
18 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay gaari nooca dadweynaha qaada ee loo yaqaano Mini-bus kadib markii uu ku...
Waddada wadnaha oo haatan ay ka socoto dib u dayactir balaaran ayaa waxaa kormeer ku tagay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo...
Hay’adda Somali Relief network of North America ee fadhigeedu yahay Waqooyiga Mareykanka ayaa deeq qeybin u sameeyay dadweyne ku nool...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho