Nafaqadarada ayaa aduunka ku baahday, waxaana soo kordhay cayilka oo ah macluul, sida lagu sheegay daraasad cusub. Qolada daraasadda sameysay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Tartan cayaareedkaan lagu maamuusayay bilasha bisha Ramadan ee barakeysan oo ay soo abaabuleen xafiiska hidaha iyo tacliinta ee Safaaradda Soomaaliyeed...
Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada...
Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR in ay taageerto go’aankeeda ku aadan dib...
Maxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Sareey Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta dalka dib ugu so laabtay kaddib safar labo Todobaad qaatay...
Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka...
Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho