Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka shir Jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa...
Xaalada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay tahay mid dagan, islamarkaana aaney jirin...
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee dadki ka barakacay fatahaadda iyo colaadda Beledweyne kuwaasoo ku dhibaateysan duleeddada magaaladaasi. Qoysaska ka...
Gudoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada XDS ay toogasho ku dileen...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xasan Odawaa ayaa maanta Kormeer uu u guur galayay Saameynta Fatahaadda Wabiga...
Ciidamada xooga dalka soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisoom ayaa maanta howlagal ka fuliyay deegan u dhaw degmada xudur oo qiyaastii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheekh...
In ka badan 70 Madaxweyne iyo R/wasaarayaal isugu jira ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir caalami ah...
Mogadishu, 21 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho