Dowladda waqooyiga Kuuriya ayaa mar kale ridday gantaal nooca riddada gaaban ee balastiga ah, kuwaasoo lagu tuuray bariga xeebaha bada ee...
Hay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo 25 neef oo xoolo ah ugu deeqday labo...
Kulan looga hadlayay biyo la'aanta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne. Kulankan ...
Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo looga hadlayo qorsheeynta qaran ee dalka oo ay gar wadeen ka tahay wasaarada qorsheeynta...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgalo ka dhan ah Al-shabab waxaa ay ka sameeyeen deegaanka Miir-taqwo oo ka tirsan...
Saraakiil Soomaali iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in howlgalkii dhowaan lagu beegsaday maleeshiyaadka kooxda Alshabab ay si wadajir ah u fuliyeen...
Muqdisho, 9 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in horumarinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda...
Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magalaada Baydhabo iyo duleedka bari ee...
Shirkan looga hadlayay isku xirka hay’adaha ka shaqeeya talinta sharciga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalladda iyo Garsoorka ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho