Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir....
Banaan bax balaaran oo ku saabsan xuquuqda bulshada degan caasimadda lagu heli lahaa ayaa iminka ka soconaya qeybo ka mid...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa kulan la qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaabay Madaxweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Yoweri Kaguta Museveni...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda...
Madaxda dalka oo shahaaddo sharaf guddoonsiisay gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad oo ay u aqoonsadeen inuu yahay sarkaal howlkar ah. Gudoomiyaha...
Wasiirka Jaaliyadaha iyo Maalgashiga Galmudug Xuseen Shiikh Nuur Xuseen iyo Wasiirkii Hore Kaluumeysiga iyo Kheeraadka Bada Cabdi Qaadir Jaamac Qalabxoor...
Ilaa 42 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho bartayna maaddooyin ku saabsan culuunta diinta islaamka iyo luuqadda Carabiga ayaa...
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo in ka badan labaatan sano marti u ahayd Guluf Colaadeed ayaa haatan ku naalooneysa jawi...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, oo muddo 30 sano ah xukumayay dalkaasi, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha dalkaas, doorashadii ka...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho