Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta...
Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta...
Madaxweeynaha dalka Koofurta Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu ka hor qirtay Kulanka Baarlamaanka Koofurta Afrika in dalka Koofurta Afrika...
Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala magaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay magaalada ayaa soo dhaweeyay go’aanka wasaaradda warfaafinta,...
Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali ayaa dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya kulan kula yeeshay...
istaraatiijiyada lagu hagi doono Dowlada Hoose ee Xamar iyo Gobalka Banaadir sanadka 2016 ayaa lagu soo bandhigay Aqalka Dowladda Hoose...
Gudoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa si kala gooni gooni ah maanta u qaabilay wafdi ka socday jaamacadda...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo ay wehliso La taliyaha Arrimaha Qunsuliyadda Safaaradda Marwo Xamsa...
Munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada koonfur galbeed ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxa...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale Oo Maanta Cusbitaalka ku booqday Hooyo Soomaaliyeed Oo...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho