Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee...
Wasiirada difaaca iyo Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada ayaa maanta hortagay baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanadu ay su’aalo...
Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 15/02/2016 xarigga laga jaray hotel casri ah oo lagu magacaabo AL_FURAT HOTEL . Hotelkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Kulankan maanta gudiga madax banaan ee xalinta khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo wakiisheen...
Munaasabadaan ayaa ujeedkeedu ahaa furitaanka dib u dayactir lagu sameeyay xarunta daryeelka Hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Laasareeti ee magaalada...
Dab xoogan oo dhaliyay qasaare hantiyadeed ayaa abaare 7:00pm fiidnimo ee xalay ka kacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir, kaas...
Wasiirada arrimaha gudaha iyo ammniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortagaya Barlaamaanka, iyada oo la weydiinayo su’aallo la xiriira howllaha...
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdi fataax Cumar Xalay oo goordhaw la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Garoowe Danjiraha midowga yurub u qaabilsan arrimaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...
Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho