Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer Qaran oo looga tashanayo manhajka waxbarasho ee...
Madaxweyanaha Dowladd goboleed Puntland ayaa sheegay in maamulkiisu uu aqbalay qodobadii uu u soo jeediyay Raisul wasaaraha Soomaaliya oo ay ka...
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyed oo kaa shanaya kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyeen duleedka degmada Baraawe ay kula wareegeen deegaanno...
Hay’adda Culimada Soomaaliya ayaa markale ku baaqday in si degdeg ah maamulada Galmudg iyo Puntland ay xal uga gaaraan dagaaladii...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u...
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa...
Munaasabad balaaran oo loogu Baroordiiqayay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Danjire Cabdulaahi Xasan Maxamuud ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyadda...
Warbixin uu soo saaray xafiiska Isku duwidda arrimaha bini’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa lagu sheegay in xaalad bani’aadannimo...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho