Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo...
Kulankani oo ahaa mid dhex maray Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Naafada ku nool degmada Gaalkcyo ayaa waxa uu ka dhacay...
Muqdisho – Isniin , November 09, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha...
Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale ayaa galabta lagu...
Muqdisho, November 9, 2015-----Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi...
Madaxwweynaha Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa...
Muqdisho, 9 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle,...
Bilowga kulankii maanta ayaa waxaa xildhibaanada baarlamaanka hortooda lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo ku sugan magaalada Geneva ayaa shir kula yeeshay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho