Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka da’ayaan qeybo ka mid ah waddanka...
Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka...
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee...
Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay dilki magaalada Beledweyne loogu geystay sarkaal u shaqeynayay hey’adda...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta booqday degmada Mahadaay isagoo u kuur galay xaaladda nololeed ee dadka...
Kulan ku saabsan isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Warshiikh ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalasi, kaasi...
Mas'uuliyiinta Ka tirsan Maamulka Galmudug ee degmada Cabuudwaaq iyo Maamulka caaafimaadka Degmada ee DF Soomaaliya ayaa maanta boqday isbitaalka Caafimaadka Cibaado ee...
Xubnaha Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen...
Mashruuc loogu talagalay kalluumeeysatada iney si fudud ugu jillaabtaan ayaa laga hirgeliyay xeebaha maagalada Muqdisho. Mashruucaanfad oo ah qalab badda...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...
WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho