Siminaar Soconayo Mudo sedax maalmood ah oo looga arinsanayo sida ugu wanaagsan ee loo faa’ideysan karo kheyraadka dabiiciga ah ee...
Muqdisho, 1 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Boqortooyada...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar ayaa kulan Balaaran oo dhiiri gelin ah u samaysay Cabdi Casiis Maaxi oo ah muwaadin...
Barnaamij loogu magac daray (GO TO SCHOOL ) oo Ardayda Soomaalida ee wax barata dugsiyada iyo Jaamacadaha ku yaala magalada...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan dhaqan gelinta heshiiska caalamiga ah...
Kormeerkaan uu maanta taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliya ahna kusimaha Taliyaha oo kormeerka ku tegay dugsiga sare booliska ee Jeneraal...
Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho oo uu kaga...
Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, Maxamed Cabdulqaadir ayaa sheegay in wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii loo xoojin lahaa...
Taliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho