Alaha u naxariistee Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo saakay maagalada...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuukumadda Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxda maxjarada...
Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa guda galay akhrinta labaad ee...
Xubnaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Soomaaliya oo kamid ahaa korjoogayaasha doorashadii baarlamaaniga ahaa ee ka dhacay dalka Turkiga oo...
Ururada Bulshada rayidka ah oo maanta Muqdisho ku yeeshay shir wadatashi ah oo ku saabsan qaabka ay noqoneyso doorashada Soomaaliya...
Taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo maamulka degmada...
Guddoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta la kulmay dhammaan shaqaalaha Dowladda Hoose ee...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay shirar caalami ah oo looga hadlayay Batroolka iyo...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan 40 hablo ah...
Mogadishu, 07 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho