Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah ka mid ah maamulka oo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maantay La Kulmay dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxaa uu kula kulmay...
Munaasabad koob lagu guddoonsiinayay gabdhaha kubada gacanta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Heegan oo ku guuleystay koob loo qabtay kooxaha kubada...
Kulankani oo ahaa mid looga hadlayey dhiiri galinta waxbarashada iyo doorka Bulshadu ka qaadan karto ayaa lagu qabtay Magaalada Dhusamareb...
Ciidamada Nabadsugidda ee Maamulka Galmudug ayaa soo furtay la heystayaal Iiraan u dhashay oo muddo 10 bilood ah afduub ahaan...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga Dalka oo ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidamada...
Dhageystayaasha Radio Muqdisho waxaa lagu wargelinayaa in Barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Idaacadda Khamiis kasta beri oo kale...
Shir nabadeyn ah oo u dhaxeeya beellaha wada dega gobolka Mudug ayey ku yeesheen magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka ee Puntland...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmdug oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo ka kooban 11, iyo...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho