Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cade ee...
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay dalka Tanzania halkaasi oo furmaya shirka guddoomiyeyaasha Maxkamadaha sare ee qaaradda...
Danjiraha Soomaaliyeed ee dalka Indonesia Cabdi xakiim Cali Yasin layaa kulan a yeeshay Wasiirka Ku-Xigeenka Arrimaha dibedda ee Indonesia Abdurraxmaan...
Bahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Olymbic kada Muddane...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee shalay dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo kadib...
Muqdisho, 02, Nov, 2015…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo gaaray dalka Jarmalka magaalada Municha ayaa halkaas uga...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore...
Safaarada dowlada Soomaaliya ay ku leedahay dalkani Kenya ayaa maanta laga dhex furay xafiis qaabilsanaan doono isku xirka qaxootiga soomaaliyeed...
Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Ruwanda waxaa ka socdsa Shirka Ciidamada Boliiska Caalmiga ee Interpol, Waxaana Soomaaliya shirkaas uga qeybgalaya...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho