Labo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagixiso ee Alshabaab ku qaadeen Hotel Saxafi, ayaa dhaawacyadii soo gaaray ugu...
Hoteelka Saxafi oo ay saaka weerar argagixiso ku qaadeen naftood halligayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xaaladdiisu hadda deggantahay, kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...
Wasiirka Arrimaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay qaabkii uu usoo Guddiga farsamada ee maamul u...
Howgalkii ay ciidamadu ka wadeen hoteelka Saxafi ayaa gebi ahaan la soo afjaray, iyadoo ay ciidamadu haatan bilaabeen baaritaanno...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday magaalada Bhopal ee dalka India oo si weyn loogu...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka hadlay weerarki argagixiso ee saaka lagu qaaday hoteelka...
Inta la ogyahay weerarkii argagixiso ee saaka lagu qaaday hotelka Saxafi waxaa ku geeriyooday mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Allaha...
Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lixdii aroornimo ee saaka ka dhacay iridka hore ee hotel...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho