Guddoomiyaha gudiga Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma,ayaa maanta Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira, oo u dhashay dalka Mozambique, u magacowday...
Munaasabadaan lagu soo dhaweynayay, isla markaana shahaado sharaf lagu gudddoonsiinayay ganacsade Cabdi Cali Faarax oo ahaa ganacsadihii Markabka ugu deeqay...
Shareecada Islaamku waa diin maamul waana diin ku dhisan maamul iyo kala dambeyn. Nabigeenna NNKH waxa uu xadiith ku yiri:...
Wariyeyaashii Telefishanka Universal ee dhowaantan la xiray ayaa xabsigan laga sii daayay. Wararka aan ka heleyno Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala...
Cumar Aadan Qaadi oo ah la taliyaha guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu sheegay...
Dowladda Ruushka ayaa ka dalbatay Mareykanka iney la wadaagto xogta kooxda ISIS ee ka dagaalanta waddamada Siiriya iyo Ciraaq. Wasiir...
S/G Maxamed Aaden Axmed taliyaha ciidanka XDS ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey...
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhawaan dib u bilaabmayaan wadahadaladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa maanta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho