In ka badan 50 mudane oo ka tirsana xildhibaannadii dhawaan mowshinka ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si heer sare...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, kaddib markii dib u eegis lagu sameeyay. Kulan ay mudanayaasha...
Kulan looga hadlayay sidii dhalliyarada Soomaaliyed ay kaalin uga qadaan lahayeen ka hortagga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka oo ay...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumda Soomaaliya ayaa kahadashay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii lasoo dhafay, iyadoo dhanka kale ugu digtay...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa hay’adaha dowladda uga digay in ay iska sameystaan warqado canshuurta lagu qaado oo aan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke...
Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ayaa kaga hadli doono...
Munasabadan oo lagu soo bandhiyey 9 Jamacadood oo ka mid ah Jamcadaha ku yalla magaalada Muqdisho oo deeq waxbarsho ugu...
Kulankaan maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho