Muqdisho, September 1,2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday saaka...
Arday gaaraysa 65 ayaa maanta siminaar loogu soo gabo gabeeyay Muqdisho, kaasi oo lagu barayay xirfado ay ku shaqeystaan oo...
Kulankaan oo ahaa kulan talo wadaag ah oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyeyaasha dhallinyarada gobollada Hiiraan, Jubbooyika, Gobolka banaadir iyo qaar...
Mogadishu, 1 September 2015: Wakiilka gaarka ah ee Miowga Afrika u qaabilsan Soomaliya Danjire Maman Sidikou ayaa cambaareeyay weerar maanta...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Mareykanka taasoo ay hogaamineysay...
Heshiiskan ay gaaren beela walaalo ah oo wada daga deeganada hoos yimaada degmada Warsheekh Gobalka Shabeelaha Dhaxe, kuwaaso mudooyinkii lasoo...
Maryan Cismaan Jimcaale waa gabar 8-sano jir ah oo la xanuunsaneysa Kansar sanka uga dhacay kadibna kusii fiday mid kamid...
Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Jeylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta la kulmay qaar...
Jaamacadda SIMAD ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameysay kun arday oo cusub oo jaamacadda ku soo biirtay sanadkaan,...
Ciidanka booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub la tuhunsan yahay in ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal ay...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho