09 August 2015 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliya, Mudane Cabdikarin Xuseen Guled, ayaa soo dhoweeyey saxiixi ishalay ay mas’uuliyiinta iyo siyaasiyiinta...
Muqdisho, Agoosto 8, 2015- Munaasabad ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo lagu saxiixay heshiiska maamul dhisidda...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta adeeg dawo ah gaarsiisay maxabiista ku jira xabsiga dhexe ee Xamar, taasi oo...
Muqdisho, 8 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo...
Madaxweyaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xubno ka tirsan labada...
Furitaanka kulanka Baarlamaanka waxaa Xildhibaannada warbixin ka dhageysteen guddoomiyaha guddiga Arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Dr Cusmaan Maxamuud Dufle, ayadoo warbixintaasina...
Wasiirka haweenka iyo Horumarint Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta kulan looga hadlayay wada shaqayn dhexmarta Wasaaradda iyo Ururada...
Mogadishu, 08 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Mamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu bur-burinayo Dhismayaasha sharci darrada ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim (Fargeeti) ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya, James P. McAnulty...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho