Saraakiisha ciidanka XDS ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay ka billaabeen deegaanno ka tirsan...
Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Labaad ee ka soo wareegtay furitaankii Idaacadda Wadaag ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Xafladda oo...
Ilaa 30 xubnood oo ka kooban gudiga nabad geliyada degmada Xamarweyne ayaa waxaa maanta u furmay tababar lagu baranayo casharo...
Muqdisho, 03 August 2015 Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta...
Akhrinta 2aad ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka usoo gudbiyey warbixinta Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka oo wax...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta Waaxda Yuusuf Al-Kowneyn ee degmada Boondheere, halkaasi oo...
Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay inay soo kordhayaan bukaanada la xanuunsanaya dhimirka, kuwaasi...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho ayaa kaga doodi doono Hindise sharciyeedka Isgaarsiinta. Xildhibaan...
Munaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan isboorti oo lagu qabta degmada Wadajir ayaa lagu qabtay xarunta degmada ee Maamulkaasi, kaasi...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur stadium ee...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho