Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya...
Kooxaha nabadda diiddan oo ay ugu horreyso maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab, waxay si joogto ah u fuliyaan dilal iyo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa sheegay ineey meel wanaagsan marayaan howlaha maamul u sameynta...
Haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ururrada dhallinyarada, iyagoo kala tashanaya sharci cusub oo ku...
Kulanka dhaxmaray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo Maamulaha Jaamacadda caalamiga ah ee Africa ayaa waxay uga hadleen Arimaha...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya War-saxaafadeed 20 October 2015 - Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed...
Kulan nabadeed oo ay iskugu yimaadeen odoyaal iyo wax garad ka mid ah dadkii walaalaha ahaa ee shalay ku dagaalamay xaafadda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdirisaaq Cali Yusuf "Bahlaawi" oo ay la socdaan Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONA...
Shirkii Madasha Wada tashiga Qaran ee looga hadlayay hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa goor daweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho, Shirkan...
Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro balliqardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga beegan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka bixisay agabka aan cunnada ahayn (NFIs),...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho