Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si wada jir ah u booqdeen xabsiga dhexe...
Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu la kulmey Guddoomiyaha Gobolka Ankara Mehmet Kılıçlar, oo ay ka wada...
Kulankaan oo ay soo qaban qabisay Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxa looga arrinsanayey sida gar gaar loogu...
Bandhigga soo nooleynta Farshaxanka, Cayaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabo gabeeyay garoonka kubadda...
Muqdisho, 24. May, 2015----- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay...
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan dalka Kenya ayaa sheegtay in boqolaal Soomaali qaxooti ku ah xeryaha Dhadhaab ee Kenya ay codsanayaan...
Madaxweynaha Maamulka Putland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xerada uu booqday waxaa ku sugnaa Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Asmalaash...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay dhibaatooyin ka soo food saaray Wariyeyaasha Soomaaliyeed maamulada dalka ka jira oo...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye waxaa haatan ka socda munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska, waxaana goobta ku...
RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho