Dowladda Uganda ayaa qorsheyneysa inay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon...
Qaxootiga Soomaalida ee dalka Denmark ayaa ka walaacsan qorshe dowladdu ay ku dooneyso in Qaxootiga ay dib ugu soo celiso...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka howllgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanno hoos yimaada gobolada...
Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shirkoodi caadiga ahaa, aydoo ajandayaasha ay yihiin dhaarinta guddiyada doorashooyinka iyo xuduudaha iyo...
Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed u soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan, kaddib markii ay baanaatey...
Gaalkacyo, July 19, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinineynaa sawirrada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed, sida loogu soo...
Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo maanta kulan qado ah u sameeyay hay’adaha samafalka ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha gar...
Kooxda Heegan ee dalkeena Soomaaliya ayaa maanta kulankeedii ugu horeeyay la cayaartay kooxda Lydia Ludic ee dalka Burundi, kaasi oo...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho