Maxamed Cilmi Afrax oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada ee Maamulka Galmudug ayaa hambalyo ku aadan maalinta...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in kooxda UGUS ay weerar ku soo qaadeen saldhigga Ciidammadda...
Mogadishu, 27 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Magaalooyinka Mandhere, Wajir, Lamu, Garissa iyo deegaano ka mid ah Tana River ayaa laga qaaday bandowgan iyadoo dowlada Kenya ay...
Ciidammada Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka xusay munaasabadda sanad-guurada 38-aad ee Jamhuuriyadda Jabuuti...
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa lagu wadaa maanta in ay ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Barlamaanka maamulka Gal-Mudug uu yeelan...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe,Abaanduulaha CXDS Gen C/risaaq Khaliif Cilmi,Abaanduulaha Taakulada Ciidamada C/qaadir Macalin...
Muqdisho, 26 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay waajib tahay...
War- saxaafadeed Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarka xilliga aroornimo ay ku qaaday...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho