Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aamiyaan xilliga loo coddeynayo guddiga...
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
03 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u...
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ee AMISOM Danjire Maman Sidikou ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalada ay baahinayaan...
Deeqdan raashiinka ah ayaa ka timid hey’ada Bisha Cas ee dalka Iiran ayaa waxaana la gaarsiiyay in ka badan Toban...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka...
Ololahan nadaafadeed oo maanta laga sameeyay gudaha dhismaha wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa looga gol lahaa in laga nadiifiyo qashin badan...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxba kama jiraan ku...
Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socoda loolanka loogu jiro hanashada codadka xubnaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho