Guddomiye kuxigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga Dalka ay howl...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka hesho Miisaaniyad xadidan beesha Caalamka, isagoo...
Markabka Dowladda Soomaaliya ay u dirtay in uu soo qaado Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo shalay ka soo shiraacday Dekeda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud shir jiraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo...
Imtixaana mideysan ee ay qaadeyso wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo lagu waday in uu ka...
Isagoo boqolaal dadweyne ah kula hadlayay masajidka weyn ee daawada oo ku dhex yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Sheekh...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed...
Tartanka kubadda Kolayga 3×3 oo maanta marki ugu horeysay ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho, Munaasabda furitaanka waxaa kasoo...
Center for Community Awareness (CCA) waxay dhawaan Tartamo Sport oo kala duwan ku qabatay Degmooyinka Shingaani iyo Hodan ee Gobalka...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho