Munaasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Shangaani Axmed Xasan Yalaxow oo horey u ahaay gudoomiyihii degmada Kaaran...
Booqashada uu maanta ku tagay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka mudane Axmed Cali Daahir dugsiga caruurta aragga la’ay wax ku...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka الجمھوریة الفدرالیة الصومالیة مجلس الشعب Somali Federal Republic House of the People JOB VACANCY Technical...
Ra’iisul wasaraha Xukumadda Somaliya Mudane Cumar Cabdi Rashiid Cali oo magalada New York kaga qayb galay shirka golaha ammaanka Qaramada...
Kulankan soo dheweynta ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Guddoomiyeyaasha Gobollada Benaadir iyo Shabeelaha...
Masjidkaan oo in mudo ah socday dhismihiisa ayaa laga hirgaliyay xaafadda Tarbuush ee Degmada Wadajir halkaasi oo ay ka jirtay ...
Wefdiga wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa waxaa qayb ka ahaa xildhibaano ka...
Kulan looga doodayey Sharciga iibka Qaranka oo hada horyaala Baralamaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...
Deeqdan Lacageed oo ay soo dhiibtay hey’ada CPJ oo u dooda xaquuqda saxafiyiinta ayaa maanta waxaa la gaarsiiyay wariye Mucaawiye...
Shirkadda Fly Dubai ee laga leeyahay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa duullimaadkeedii ugu horreeyay ku tagtay magaalada Hargaysa ee...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho