Aqoon kororsigan ay ka qeyb galayaan xubnaha gudiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu baranayaa iibka qaranka iyo suuq...
Tartankan isboorti oo loogu tala galay in lagu xoojiyo isdhexgalka bulshada iyo nabadda isla markaana socon doono muddo 3 cisho...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradai ayaa ka qeyb galay tartan heesaha hirgalay oo loo qabtay afar...
Kulan looga hadlayay sidii dadka xirfadaha leh ee Qurba joogta ah ay uga qeyb qaadan la haayeen soo nooleynta adeegyada...
Markabkii dowladda Soomaaliya u dirtay dalka Yemen si loogu soo daabulo qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaasi ku xaniban ayaaa ku xirtay...
Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) oo ka qeyb galay shirka Midowga Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha Qaaradda Afrika oo...
Waxaa magaalada Amsterdam ee Wadanka Netherlands lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha xilliga xagaaga ee HIRDA AFT Summer Cup 2015, kaasi oo...
Muqdisho.07.06.2015. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan...
Muqdisho-07, Juun, 2015-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay magaaladda...
Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho