Muqdisho, 14, May, 2015..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra'iisul Wasaare ku...
Kulankaan maanta ay wada qaateen xubnaha guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha diinta Baarlamaanka Soomaaliya iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa looga hadlay sida nidaamka federaalka looga hirgelinkaro...
Maxamed C/laahi Xassan Nuur oo ah wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed taasoo ku...
Ardayda Tababarka loo soo xiray oo tiradoodu gaareyso 100 arday oo wax ka barata jaamacadda Jobkey ayaa muddada laba maalin...
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiinta maamulka degmada Cadaado ayaa maanta kormeeray goobaha danta guud...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaliya mudane C/raxmaan Cabdi Cusmaan oo shirar muhiim u ah dalkeena kaga qayb galay dalalka Kuwait,Turkiga iyo...
Dugsiga Al-Bahsiir , waxa uu ku yaallaa degmada Waaberi ee gobolkan Banaadir, waxaa wax ku barta adey Soomaaliyeed oo indha...
Xag-jirmiada waxaa lagu qeexaa in uu qofku ama kooxdu ka baxdo waxa ay dadku isku raacsan yihiin ee saxda loo...
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa fariisimo cusub ka sameystay xaafada ka mid...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho