Waxaa si habsami leh ugu socda magaalada Jowhar ee Caasimada Gobolka Shabeellada Dhexe Barnaamij Sare loogu Qaadayay is-dhex-galka Bulshada iyo...
Dekadda magaalada Boosaaso waxaa ku soo xiratay doon waday qaxooti badan oo Soomaaliyeed, oo ka soo cararay dagaalada ka socda...
Waxaa qoray: Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar "Al-Caddaala" Soomaaliya muddo dheer oo ay ku jirtay daganaasho la’an siyaasadeed oo keentay amni darro...
Mashruuc shaqo lagu siinayo gabdhaha ka qalin jebiyay jaamacadaha ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho. Mashruucan oo ay iska kaashanayaan...
Muqdisho, 13 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si...
Kormeerkaan uu gudoomiye ku xigeenka aminiga iyo siyaasada uu tagay qaar ka mid ah iskuulaadka ayaa ujeedadiisa ahayd ukuurgalida habsami...
Kulankani maanta Baarlamaanka Dalka uu ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya...
Wasiiro katirsan maamulka Koofur Galbeeed Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada gobalada baay iyo Bakool iyo Shabeelada hoose ayaa manta waxay kormeereen xarada tababarada...
Kulankan looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka uu leeyahay iyo sida dhalinyarada loo wacye gelinkaro ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay qaar...
Muqdisho, May 13, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan dar-daaran iyo dhiirgelin isugu jira la qaatay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho