Guddoomiyaha Hay’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) ayaa ka warbixiyay baxadda ay la eg yihiin...
Taliyaha ciidanka xoogga ee gobolka Bakool Korneel Cabdiraxmaan Tima-cadde ayaa kormeer ku tegay qaar kamid ah degmooyinka gobolkaasi oo ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe dib loogu dayactirayo Hotelka curubo oo ka mid ah dhismiyaasha caanka ahaa ee ku burburey...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadan oo looga hadlayey sidii bulshada Soomaaliyed ee Qurba joogta ah iyo kuwa gudaha dalka ku nool ay ugu wada...
Addis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan...
In ka badan 100 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku oo ku jira xabsi ku yaalla dalka Libiya ayaa ka cabanaya xaalado...
Dhamaan umada somaliyeed ee muslimiinta ah waxa laga codsanayaa in ay soo caawiyaan Muna Cali Axmed oo ku nool magaalada...
Wasirka Cadaalada iyo Wasiirka Amniga oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka Asluubta iyo saraakiisha Asluubta ayaa maanta kormeerey xarunta taliska ciidanka,...
Wada hadaladii ku saabsanaa barnaamijka Nugliyeerka dalka Iran ayaa laga gaaray heshiis hor u dhac ah maanta oo Talaado ah,balse...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho