Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa caawa ka da’aya magaalada Cadaado. Roobkan oo saacado badan...
Barnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa...
Wasiirka Diinta iyo Owqaafta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali “Baqdaadi” ayaa u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay...
Taliyaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya Genaral C/raxmaan Maxamed Tuuruyare ayaa tababar soconayay mudo bilooyin ah usoo xiray boqallaal...
Madaxweynaha Jamhuuriyyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gabaldhicii caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas...
Muqdisho, 09, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore...
Muqdisho, Aprili 9, 2015....Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada dhuusamarreeb ee...
Kulankaan looga tashnay Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe ayaa waxaa lagu qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho