Qoysaska Barakacayaasha ah ee kunool magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegay in haatan ay soo wajeheen caqabado badan...
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiisyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha dalka ayaa walaac looga muujiyay Arrinta la...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke, ayaa maanta kulan ay ku wehliyeen wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo...
07 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Xoghayaha...
Munaasabaddaan oo ahay mid lagu maa muusaayey Todobada bisha apriil oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday maalinta caafimaadka adduunka...
Gaashaale sare Abdinuur Axmed Kadiye ayaa maanta booqdey Xeryo lagu tababarayo qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogda dalka Soomaaliyeed,...
In kabadan 2,500 oo arday oo wax ka barata Jaamacadda Jobkey ee magaalada Muqdisho ayaa u fariistay imtixaanka Jaamacadda, kaasi...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyeyaasha degmooyinka Hodan iyo Dharkeeyn, waxaana Degmada Hodan...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegeysa in qaxooti badan oo ka soo cararaya dagaallada Yemen ka...
Wasiir ku xigeenka dastuurka Cabdullaahi Yuusuf Alankeey,ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ee degmada Cabudwaaq ay aqbaleen inay ka qeyb galaan...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho