Shir ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Ururka Caalamiga ah ee caafimaadka xoolaha (OIE), Hay’adda Qaramada Midoobay...
Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed ayaa tababar socon doono muddo shan cisho ah waxa uu maanta u furay...
05 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno ka...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay magaca mid ka mid afartii qof ee weerartay jaamacadda magaalada Garissa oo...
Munaasabadan oo tababar loogu soo xiryay 17 Xeer ilaaliye oo mudoo Lix bilood ah qaatay tababar ayaa waxaana ka qeyb...
Iyadoo lagu wado in Kalfadhiga 6 aad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu furmo bartamaha bishan Abriil ayaa maanta kulan looga hadlayey...
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan qaar kamid ah Wasiirada maamulkiisa oo maalmihii...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii afaraad howlo shaqo u jooga magaalada...
Munaasabad lagu xusayay dib u howlgelinta Warbaahinta Qaranka, isla markana dib loogu furayay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Kenya ayaa waxa ay hambalyo u direen Madaxda iyo howlwadeenada...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho