Masuliyiintani ka tirsan maamulka galmudug oo ay wehliyeen wasiiro ka tirsan maamulka koofur Galbeed oo maalmahaan ku sugnaa magaalada galkacyo ayaa maanta...
Xaflad ballaaran oo lagu soo bandhigayay adeegyada baniga Premier ee Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay hoteelka City Palace ee magaalada...
Siminaarkani oo lagu baranayo casharo la xiriira dhibaatooyinka Qaadka ee dhinacyada caafimaadka iyo dhaqaalaha uu u leeyahay bulshada ayaa magaalad...
Ku dhawaad 20 dhallinyaro ah ayaa tabar lagu barayo caafimaadka waxa uu saaka uga furmayaa Degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,...
Cayaartooyda Kubadda Kollayga ee matalaya magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in ay u amba baxaan caasimada Daara-salaam ee Wadanka Tanzania,...
Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si wada jir ah u booqdeen xabsiga dhexe...
Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu la kulmey Guddoomiyaha Gobolka Ankara Mehmet Kılıçlar, oo ay ka wada...
Kulankaan oo ay soo qaban qabisay Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxa looga arrinsanayey sida gar gaar loogu...
Bandhigga soo nooleynta Farshaxanka, Cayaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabo gabeeyay garoonka kubadda...
Muqdisho, 24. May, 2015----- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho