Munaasabadaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo ganacsato ayaa ahayd mid ku saabsan Furitaanka shirkadda Caymiska...
Madaxweynaha jamhuuriyadda fedaraalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada qaahira ee dalka masar ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka shiinaha ee Soomaaliya,kaas...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanno hoosyimaada Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo lagala wareegay argagaxisada Al Shabaab,...
kulan looga hadlayay adkeynta amaanka wadamada Jabuuti iyo Ethiopia ayaa lagu qabtay magaalada Jabuuti. kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo wafdigiisa ay ka mid yihiin siihaye yaasha wasaaradaha arrimaha dibedda,Maaliyadda,Tacliinta sare,Dastuurka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...
Muqdisho, December 28, 2014--- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda...
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Manchester United. Labaad Kooxood ayaana...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho